Madasha PTC oo ayiday go’aankii kasoo baxay golaha xukuumadda Puntland

Filed under: Wararka maanta |

08 Feb 2020 (Puntlandes) Madasha Puntland Current Trend (PTC) ayaa waxay soo saartay baaq iyo ayidaad ku saabsan go’aankii  golaha xukuumadda Puntland ay soo saareen 07/02/2020 shirkoodii ka dhacay xarunta madaxtooyada magaalada ganacsiga Puntland ee Bosaso.

Puntlandes.com