Sheekh Maxamed Shaakir oo ka digey in ciidamada lagu tababaray Turkiga loo adeegsado caburin

17 Feb 2020 (Puntlandes) Madaxweynaha Galmudug ee garabka Ahlu Sunna Sheekh Maxamed Shaakir Cali ayaa soo saaray war saxaafadeed uu ugaga hadlay arrimo kala duwan oo quseeya Galmudug.

War Saxaafadeedka ayuu Sheekh Maxamed Shaakir ugu baaqay dowlada federalka iyo Beesha Caalamka in si wadajir ah loo dhiso Gole loo dhan yahay oo u xil-saaran Federaalnimada, Dimuqraadiyadda iyo doorashooyinka Gobolada.

Sheekh Maxamed Shaakir ayaa ka digey in waqti dheer kadib loo gacan geliyo deegaanada Ahlusunna maamulaysay gacanta ururka Alshabaab.

Hoos ka aqriso War Saxaafadeedka

Puntlandes.com

About The Author