TACSI: Marxuum cali Yuusuf Cali oo ku geeriyooday magaalada Gothenborg ee dalka Sweden

INAA LILAAHI WA,INAA ILEYHEYHI RAAJIXUUN.

Waxaa maanta oo ay taariikhdu ahayd 28/02/2020 ku geeriyooday magaalada Gothenborg ee dalka Sweden AUN Marxuum cali Yuusuf Cali.

Waxaan allah uga baryaynaa inuu marxuumka dambigiisa dhaafo janadii fardowso ahaydna ka waraabsho, Qoyskii, ehelkii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodayna samir iyo iimaan ka siiyo.

Waxaa Tacsiyeynaya dadka hoos ku qoran oo u tacsiyeynaya dhamaan Qoyskii, ehelkii iyo Asxaabtii uu ka geeryooday Marxuumku, gaar ahaan Xaaskiisa Faadumo Cali Cigaal (Faadumo Falaago).

Mahdi Yuusuf Dhuux

Bashiir Abshir Gaas

Cabdirisaaq Garwayne

Cabdisitaar Xasan Jaamac

Saleebaan Bacalwaan

Cabdicasiis Axmed Gabalaax

Mahad Bacalwaan

C/qafaar Shire Ereg

C/laahi Cabdi Sandiko

Istaahil Dhubad

Cumar Xasan Abshir Dhoore (Cumar-Ninwayn)

Roodo sandoon

Asiili Xasan Maax

Ifraax Axmed Cabdulaahi Xaashi Maxamuud Gaani

Maryan Cabdulaahi Axmed (Qodmadow)

Xamdi Maxamuud Nuur Cali-Barre

Siciid Shicimbir

 

MA DHINTE WAA ALLAH, Geeriduna waa xaq, Allah ha u naxariiso Marxuumka, jannatul fardowsana ha ka waraabiyo AMIIN.

 

About The Author