TACSI: AUN Marxuum Maxamed Sugulle Cilmi Geesood

 

INAA LILAAHI WA,INAA ILEYHEYHI RAAJIXUUN.

Waxa maanta oo ay ahayd taariikhdu 28/02/2020 ku geeriyooday magaalada  Muqdisho AUN Marxuum Maxamed Sugulle Cilm Geesood.

Waxaa Tacsi tiiraanyo leh loo dirayaa dhamaan qoyska reer Maxamed Sugulle oo kala jooga dalka gudihiisa iyo dibadiisaiyo dhamaan eheladeedii iyo asxaabteedii Marxuumka.

Waxaan allah uga baryaynaa inuu marxuumka dambigiisa dhaafo janadii fardowso ahaydna ka waraabsho, Qoyskii, ehelkii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodayna samir iyo iimaan ka siiyo.

Waxaa Tacsiyeynaya dadka hoos ku qoran oo u tacsiyeynaya dhamaan Qoyskii, ehelkii iyo Asxaabtii uu ka geeryooday Marxuumku.

Mahdi Yuusuf Dhuux

Bashiir Abshir Gaas

Cabdirisaaq Garwayne

Cabdisitaar Xasan Jaamac

Saleebaan Bacalwaan

Cabdicasiis Axmed Gabalaax

Mahad Bacalwaan

C/qafaar Shire Ereg

C/laahi Cabdi Sandiko

Istaahil Dhubad

Cumar Xasan Abshir Dhoore (Cumar-Ninwayn)

Roodo sandoon

Asiili Xasan Maax

Ifraax Axmed Cabdulaahi Xaashi Maxamuud Gaani

Maryan Cabdulaahi Axmed (Qodmadow)

Xamdi Maxamuud Nuur Cali-Barre

Siciid Shicimbir

MA DHINTE WAA ALLAH, Geeriduna waa xaq, Allah ha u naxariiso Marxuumka, jannatul fardowsana Allaha ka waraabiyo AMIIN.

About The Author