DFS oo soo saartay fariimo ku saabsan cudurka Coronovirus

25 Marso 2020 (Puntlandes) Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Soomaaliya soo saartey fariin iyo talooyin loo jeedinayo muwaadiniinta Soomaaliyeed ee maraya safarada dhinaca dhulka ah si looga digtoonaado Cudurka Coronavirus.

Qoraal kasoo baxey Wasaaradda Caafimaadka ayaa lagu shaaciyey 7 Qodob oo dadka ku safraya dhulka & Badda kadib markii dhowaan la hakiyay duulimaadyada Caalamiga ah.

Hoos Ka Akhriso Farriimaha iyo Talooyinka la siiyey Muwaadininta Soomaaliyeed

Puntlandes.com

About The Author