Sawirro: Guddiga Gurmadka Daadadka ee Galmudug oo gaaray Degaanka Bacaadweyne ee Gobolka Mudug.

5a1

06 May 2020 (Puntlandes) Guddiga Gurmadka iyo Ka hortagga Waxyeelada Daadadka oo uu dhawaan magacaabay Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa gaaray deegaanka Bacaadweyne.

Guddiga ayaa waxay u kuur galaan xaaladda bulshada Baacadweyne iyo deegaanada hoos yimaada oo ay khasaare lixaad leh ay kasoo gaareen roobadkii Gu-ga, iyadoo daadadkii ku rugmaday deegaanka Baacadweyne ay sababeen khasaaro kuna barakaceen qoysas badan.


Puntlandes.com

About The Author