Daawo sawirro ku saabsan dhismaha Dekadda Garacad oo dhawaan la qorsheeyey inay ku soo xirtaan Doonyaha iyo Maraakiibta
13 May 2020 (Puntlandes) Maalintii shalay oo ay taariikhdu ahayd 12ka Maajo 2020ka ayaa waxaa Dekedda Garacad laga daahfurey dhismaha qaybta Doonyaha iyo Maraakiibta yar yar , waxaana dhismaha qaybtaan lagu dhameyn doono mudo 3 bilood ah .
Doonyaha iyo Maraakiibta ayaa ku xiran doonaan iyadoo ay bar bar socoto dhismaha Dekadda Garacad. Puntland ayaa 3 bil kadib yeellan doonta laba de kaddood oo ku kala yaala badda Cas iyo badda Hindiya.









