Akhriso Madaxwaynaha Dawladda Puntland oo mamnuucay adeegsiga Caagadaha lasoo isticmaalay ee ka soo degi jiray Dekedda Bosaso.
16 May 2020 (Puntlandes) Madaxwaynaha Dawladda Puntland Mudane Dr Siciid Cabdulaahi Deni ayaa wareegto ka soo baxday xafiiskiisa kun taariikhaysan 16ka May 2020ka ku mamnuucay adeegsiga Caagadaha lasoo isticmaalay ee ka soo degi jiray Dekedda Bosaso.
Warqad qoraal ah oo ka soo baxday Xafiiska Madaxwaynaha ayaa lagu ogaysiiyay dhamaan Hay’adaha ku shuquleh in ay fuliyayaan amarkan
Puntlandes.com
