Sawirro: Madaxweynaha Galmudug iyo kuxigeenkiisa oo booqday xarunta Enji ee Dhuusamreeb

5p

17 May 2020 (Puntlandes) Madaxweynaha Galmudug Axmed Abdi kaariye Qoor Qoor, madaxweyne ku xigeenka Galmudug Mudane Cali daahir Ciid iyo qaar ka mid ah wasiirada Cusub ee Galmudug ayaa kormeer ku tagay xarunta Enji ee magaalada dhuusomareeb oo dib u dayac tir lagu sameeyay.

Xaruntan ayaa waxay xaafiisyo u noqon doontaa madaxweyne ku xigeenka Galmudug iyo qaar kamid ah Golaha wasiirda Galmudug, waxayna horay fadhi ugu ahayd madaxdii Ahlusunna ee ka talin jirtay Dhuusamareen.


Puntlandes.com

About The Author