Daawo sawirrada madaxweyne Deni oo Madaxtooyada Dowladda Puntland ee Gaalkacyo ku soo dhaweeyey Madaxweynaha Galmudug

26 june 2020 (Puntlandes) Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullahi Deni, ayaa hadda qasriga Madaxtooyada Dowladda Puntland ee Gaalkacyo ku qaabilay Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo wafdi uu hoggaaminayo.





Puntlandes.com

About The Author