Ra’iisul Wasaare Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u ambabaxay dalka Qadar

26 june 2020 (Puntlandes) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u ambabaxay magaalada Doxa ee dalka Qatar.





Sida ay qortay warbaahinta dowladda safarka Ra’iisul Wasaare Khayre ayaa ah mid shaqo, waxaana ku wehliya Guddoomiyaha Bangiga Dhexe.Ra’iisul Wasaare Khayre ayaa la kulmi doono Ra’iisul Wasaaraha cusub ee dalka Qatar iyo Amiirka Qatar. Qatar ayaa si weyn u taageerta dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Farmaajo, iyadoo safaradii ugu badnaa ay Mas’uuliyiinta dowladda sanadihii u dambeeyay ku tageen dalkaas.

Puntlandes.com

About The Author