Sawirro: Shirka Iskaashiga Puntland iyo Galmudug oo Gaalkacyo ka furmay

26 june 2020 (Puntlandes)Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa ka qeyb-galay Shirka Iskaashiga Puntland iyo Galmudug oo hadda ka socda Qasriga Madaxtooyada Puntland ee Gaalkacyo.

Shirka oo ay ka qeybgalayaan Xubno ka socda Goleyaasha Dowladda ee Puntland iyo Galmudug, Xildhibaano Aqalka Sare ah iyo La-taliyayaal, waxaa looga hadlay Amniga, dib u heshiisiinta, xoojinta siyaasadda, nabadda iyo dhaqaalaha.





Puntlandes.com

About The Author