Sawirro: Shirkii iskaashiga Puntland iyo Galmudug ee gaalkacday oo is-afgaard kusoo dhamaaday (muuqaal)

Gaalkacyo : 26 June 2020 : Shirka iskaashiga Puntland iyo Galmudug ayaa kusoo dhammaaday is afgarad iyo in laga wada shaqeeyo Amniga, dib u heshiisiinta , xoojinta siyaasadda nabadda iyo dhaqaalaha.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor waxay wadajir u bogaadiyeen iskaashiga labada dhinac , iyadoo ay jiri doonaan guddiyo kasii shaqeeya qodobada lagu heshiiyey si ficil loogu bedelo .




Puntlandes.com

About The Author