Akhriso War-murtiyeedkii Kutlada sharci dhowrka ay kaga hortimid go’aankii golaha Shacabka

27 june 2020 (Puntlandes) KUDLADDA SHARCI DHOWR ee golaha Shacabka ee BFS waxay u taagan tahay ka dhabaynta iyo Xaqiijinta Dhaartii ay ku dhaarteen 27-kii December 2016 ee ahayd ilaalinta Dastuurka ee lagu heshiiyey.

Kudladda ayaa sharcijebin ku tilmaamay go’aankii maanta sy qaarvka tirsan golaha ku ansixiyeen in 13 xubnood loogu daro gobolka Banaadir taas oo aan qaab sharci loo marin.





Puntlandes.com

About The Author