DAAWO XAGGEE KU DAMBEEYEY BALANQAADKII KHAYRE IYO MURSAL EE AHAA IN DOORASHADU DHICI DOONTO WAQTIGEED??

28 june 2020 (Puntlandes) Gudoomiyaha golaha Shacabka Mursal ayaa bishii april waraysi uu siiyey BBC isagoo jooga dalka Turkiga wuxuu balanqaaday in doorashadu waqtigeedii ay ku dhacayso, uusan jiri doonin muddo kordhis, kaas o uu ku tilmaamay inuusan ogaalaanayd sharcigu.




Sidoo klae Ra’iisul wasaaraha dalka ayaa ayaa shir ay lahaayeen golahiisa wasiiradda hortooda shacabka soomaaliyeed u balanqaaday inuu ka shaqayn doono dootrasho la isla ogol yahay oo waqtigeedii dhacda taas oo uu sheegay inay soo jireen ka soo ahayd Soomaaliya ilaa dawladdii carte.
Shalay ayaa waxaa banaanka timid muddo kardhintii uu madaxweyne Farmaajo dabada ka riixayey taas oo ay Golaha Shacabka ka horjeedisay Gudoomiyaha gudiga doorashooyinka Qaranka Xaliimo Yareey. Hadaba waxaa cad inuu cagta saaray Farmaajo balanqaadyadii Khayre iyo Mursal ayna tahay tiisa uun waxa ka socdaa Muqdisho.
Halkan ka daawo balanqaadii Gudoomiye Mursaal

Halkan ka doowo balabdii Khayre

Puntlandes.com

About The Author