DHUUSAMAREEB: Xaflada Gunaanadka shirka wadatashiga DFS iyo dowlaha xubnaha ka ah (sawirro)

23 July 2020 (Puntlandes) Caawa ayaa waxaa caasimadda Galmudug ee Dusmareeb ka socda munaasabaddii xiritaanka wajiyadii koowaad iyo labaad ee shirarkii wadatashiga Dawladaha xubnaha ka ah Federaalka Soomaaliya.




Waxaa ku sugan munaasabadda madaxdii shirka ka qeybgashay oo Idil iyo wufuuddii ay hogaamiyeen, Marka laga reebo Madaxwyene Farmaajo oo galabta dib ugu laabtey magaalada Muqdisho.


Puntlandes.com

About The Author