Daawo muuqaal-sawirro: Madaxweyne Deni oo maanta salaadda Ciidul Adxaaga Dadweynaha kula tukaday Masaajidka Xaaji Cali Biixi ee Gaalkacyo.

31 July 2020 (Puntlandes) Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullahi Deni ayaa maanta salaadda Ciidul Adxaaga Dadweynaha kula tukaday Masaajidka Xaaji Cali Biixi ee magaalada Gaalkacyo.

Madaxweynaha ayaa guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan shacabka Puntland, ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciida, wuxuuna bulshada ugu baaqay ka shaqeynta illaalinta Nabadda, midnimada iyo horumarka.



Puntlandes.com

About The Author