Madaxweyne Qoor-Qoor oo magacaabay xubnaha Guddiga Farsamada Galmudug

Filed under: Wararka maanta |

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa caawa magaaabay labada Xubnood ee Galmudug ku matalaya guddiga farsamo ee ka baaraandagaya hannaanka doorashooyinka dalka.



Labadan xubnood ee uu magacaabay Madaxweyne Qoor Qoor ayaa kala ah:

1- Kamaal Daahir Xasan Guutaale

2- Cabdi Maxamed Jaamac (Cabdi waayeel)

Puntlandes.com