Sawirro: Madaxweyne Deni oo booqasho ku tagay xarunta Waxbarashada, nabadda iyo horumarka ee Gaalkacyo GECPD (muuqaal)

31 July 2020 (Puntlandes)  Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullahi Deni, ayaa caawa booqasho ku tagay xarunta Waxbarashada,nabadda iyo horumarka ee Gaalkacyo GECPD.

Madaxwayne Deni ayaa la kulmay Masuuliyiinta xarunta waxaana ay uga warbixyeen qaybaha kala duwan ee xarunta iyo sida ay u shaqayso.



Puntlandes.com

About The Author