WAR-MURTIYEED: MADASHA XISBIYADA QARAN OO KA HOR-JEESTAY IN XUKUUMADDA XIL-GAARSIINTA AY GAARTO GO’AAMO MASIIRIYA

Filed under: Wararka maanta |

01 August 2020 (Puntlandes)  Madasha Xisbiyadda Qaran ayaa warsaxaafadeed ay soo saareen uga soo horjeestay magacaabistii XukuumaddaXil-gaarsiinta ( CARETAKER-ka) ah ay ku magacowdey 30-kii bisha July Hay’ado Masiiri ah.

Hoos ka akhriso War-murtiyeedka Madasha


Puntlandes.com