Akhriso Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo xil ka qaadis ku sameyey Qaar kamid ah Golaha Wasiirada kuwo kalena magacaabay

Filed under: Wararka maanta |

01 August 2020 (Puntlandes)  Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa xilka qaadis ku sameyey Qaar kamid ah Golahiisa Wasiirada isagoona kuwo kale oo cusub u magacaabay xilalkaas.


Puntlandes.com