Sawirro: Vila Somalia oo shaacisay inuu u furmay madaxweyne Farmaajo iyo 3 DG shirkii wadatashiga DFS iyo DXDFS

18 August 2020 (Puntlandes) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa guddoomiyey furitaanka Shirka Wadatashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada ee Dhuusamareeb3, kaas u furmay madaxweynayaasha 3 Galmudug, Hirshabeelle, KGS iyo madaxweyne Farmaajo.

Shirkan aadka muhiimka u ah ayaa waxay Vila Somalia shaacisay inuu furmay soconayana iyadoo ay ka maqan yihiin dawlad Goboleedyada Puntland iyo Jubaland, iyagoo saluugay hab-dhaqanka iyo hadaljeedintii 15 August ee madaxweyne Farmaajo.

Puntlandes.com

About The Author