Madasha Xisbiyada Qaran oo ka hadashay Shirka Dhuusamareeb 3

18 August 2020 (Puntlandes) Madashu Xisbiyada Qaran ayaa qoraal ay soo saartay waxa ay ugaga hadashay shirka Dhuusamareeb uga socda qaar ma mid ah dawlad goboleedyada iyo madaxeweynaha Soomaaliya, iyadoo ku eedeysay Guddiga Farsamada Doorashooyinka ee lagu dhisay Dhuusamareeb in uusan wax wadatashi ah la samayn Madasha.

Madashu waxay ka digtay muddo kororsi ay sameystaan Golayaasha dowladda iyo in uu firaaq dastuuri ah ku yimaado hay’adaha sharci dajinta dalka.

Hoos ka akhriso qoraalka Madasha Xisbiyada

Puntlandes.com

About The Author