Sawirro: Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo lagu ansixiyey xeerka Isgaarsiinta Puntland & dhisidda Goleyaasha Deegaanka ee Degmooyinka Galdogob iyo Bursalaax

Garoowe: 29, August, 2020: Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu shir-guddoomiyey Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta lagu ansixiyey xeerka Isgaarsiinta Puntland.

Shirka waxaa sidoo kale looga hadlay amniga guud, dhisidda Goleyaasha Deegaanka ee Degmooyinka Galdogob iyo Bursalaax, xaaladda Ayaxa, midaynta Akoonada Dowladda (TSA), dib u habaynta mushaharka shaqaalaha iyo dhismaha garoomada kubadda Cagta Puntland.


Puntlandes.com

About The Author