Akhriso warmurtiyeedka Shir ka dhacay gobolka Gedo oo lagu sheegay inay ka madaxbanaan yihiin Jubaland

31  August 2020 (Puntlandes) Shir ka dhacay magaalada Baladxaawo ee gobolka Gedo oo ay taageeraysay Villa Somalia ayaa soo saaray warmurtiyeed, kaas oo lagu sheegay inay ka madaxbanaan yihiin dawladda Jubaland ee uu madaxweynaha ka yahay madxaweyne Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe).

Akhriso warmurtiyeedka Shir ka dhacay gobolka Gedo oo lagu sheegay inay ka madaxbanaan yihiin Jubaland


Puntlandes.com

About The Author