Sawirro-muuqaal: Ciidamada Puntland oo deegaanka Garacad ee gobalka Mudug ka bilaabay howlgalo lagu burburiyay dhismayaal, Baraago…

7n1a7

01 Sept 2020 (Puntlandes) Ciidamada Puntland ayaa saaka howlgalo balaaran ka bilaabay deegaanka Garacad ee gobalka Mudug, iyaga oo bur buriyay dhismayaal, Baraago iyo dhulal kale oo si sharci dara ah loo dhsitay ama cabirtay.

Maamulka iyo dadka deegaanka ayaa dhawaan isku raacan in aan la dhisan karin dhul deegaanka ka baxsan 3 KM, iyaga oo soo saaray go’aano adag.



Puntlandes.com

About The Author