Sawiro: Wakiilka QM ee Soomaaliya oo booqday Xabsiga weyne ee magalada Garowe

Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramadda Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Nicholes Kay ayaa maanta booqasho ku tagay Xabsiga weyne ee ku yeela duleedka waqooyi ee magaalada Garowe.

Danjire Kay ayaa waxaa Xabsiga ku soo dhaweeyey taliyaha ciidanka Asluubta Puntland Gen.Cali Nuur,wuxuuna uga war bixiyay xaalada Xabsiga iyo siday shaqadu u socoto.

Danjire Nichalos Kay ayaa shalay safar shaqo kusoo gaaray magalada Garowe, wuxuna kulan la qaatay madaxwayne Cabdiwali Cali Gaas, iyadoona laga wada hadlay arrimo ay ka mid yihiin hiigsiga Soomaaliya ee 2016, iyo guulihii ay ciidanka Puntland ka gaareen dagaaladii Al-Shabab-ta Galgala lagu qaaday.

Sawiro

1791

1792

1793

Puntlandes

About The Author