Sawirro-mooqaalo: Madaxweynaha Somaliland oo kaqeyb galay xaflada qalin jebinta Dufcadii 17aad Ee Jaamacada Hargeysa

13 Sept 2020 (Puntlandes) Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi ayaa ka qaybgalay Xafladda qalinjebinta Jaamacada Hargeysa oo Dufcaddii 17aad ay maanta ka baxeen 1,290 Arday oo dhammaatoodba dhamaystay Kulliyadaha kala duwan ee Jaamacadu bixiso.

Munaasibadda q alinjebinta oo ay kasoo qaybgaleen masuuliyiinta Xisbiya Somaliland, xubno kamida Baarlamaanka Somaliland, maamulka Jaamacada Hargeisa iyo Waalidiin tiro badan ayaa laga jeediyey khudbadbado kala duwan, kuwaasi oo isugu jiray dardaaran duco iyo hambalyo ku socday ardayda maanta qalin-jebinaysay.

Madaxweyne Biixi oo halkaasi ka Jeediyey Khudbad dhinacyo badan taabanaysa ayaa ugu horayn hambalyo iyo duco u diray ardayda qalinjebisay.

Daawo Maxaweyne Muse Bixi “Xirsi wuxuu ku fiican yahay mucaaridnimada”

Daawo Hogaamiye Xirsi Cali oo munaasabad madaxweyne Biixi si ba’an u dhaliilay hogaamintiisa


des.com

About The Author