Daawo sawirro-muuqaal Madaxweyne Deni oo xarunta Madaxtooyada Soomaaliya kaga qeybgalay Xafladda gunaanadka Shirkii Wadatashiga doorashada

19 Sept 2020 (Puntlandes) Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya kaga qeybgalay Xafladda gunaanadka Shirkii Wadatashi, ayaa wakhti la qaatay qeybaha kala duwan ee Dadkii ka qeybgalay xafladda oo ugu hambalyeeyay Madaxweynaha hoggaaminta wanaagsan.


Puntlandes.com

About The Author