Sawirro-muuqaal: Madaxweyne Lafta gareen oo kulan la qaatay Xildhibaanada labada aqal ee BJFS ee KG laga soo doortay

21 Sept 2020 (Puntlandes)  Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane C/casiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa kulan qado sharaf iyo kala warqaadasho usameyey Xildhibaanada labada aqal ee Barlamanka Federaalka Soomaaliya ee Deegaan doorashadooda ay tahay Koonfur Galbeed.



Puntlandes.com

About The Author