Akhriso Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare (WWTS) ee Puntland oo shaacisay imtixaankii ay ka qaadday arday deeq waxbarasho oo heerka labaad ee jaamacadda ah oo loo dirayo dalka Ethiopia

03 Okt 2020 (Puntlandes) Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare (WWTS) ee Puntland ayaa shaacisay imtixaankii ay ka qaadday arday deeq waxbarasho oo heerka labaad ee jaamacadda ah oo loo dirayo dalka Ethiopia.
Hoos ka dalaco liiska 30 arday oo ku guulaystay Imtixaankii Deeqda Waxbarasho ee Dalka Ethiopia.
Puntlandes.com

About The Author