Sawirro: Deegaanka Dameer-joog ee degmada Bookh gobolka Doollo ee DDS oo laga Dhagax dhigay Ceel biyood

11 Okt 2020 (Puntlandes) Waxaa maanta ka dhacday deegaanka Dameer-joog ee degmada Bookh gobolka Doollo ee DDS munaasabad lagu Dhagax dhigay Ceel biyood cusub.

Ceelka ayaa waxaa Waalidkiis ula baxay Ganacsade Huruuse Shoobane oo kamid ah Ururka Samafalka ah ee (Badbaado Community Development), kaas oo horey ceelal noocaan oo kale ah, isagoo ka fuliyay Ceel Biyood deegaanka Nagaardaale ee degmada Wardheer iyo Degmada Galaadi oo uu ka fuliyey bishii aan soo dhaafnayna Ceel Biyood, School iyo Dib udajin qoys badan.

 

Musaanabadda ayaa waxaa ka qaybgalay mas’uuliyiin ka socday maamulka degmada iyo kan Sentarka Demeer-joog, Amiir Maxamuud yuusuf Ciise, Ceel Biyood, waxgarad iyo bulsha qaybaheedada kala duwan.


Puntlandes.com

About The Author