Sawirro-muuqaal Madaxweynaha Somaliland Iyo Weftigii Uu Hoggaaminayey Oo Si Ballaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Gobolka Togdheer

19 Okt 2020 (Puntlandes) Madaxweynaha Somaliland, Mudane Biixi Cabdi iyo weftigii ballaaran oo uu hoggaaminayey ayaa maanta gaaray xarunta gobolka Togdheer ee Burco, waxana halkaas si aan kala har lahayn ugu soo dhaweeyey guud ahaanba qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan magaalada Burco oo isku duuban.

Shacabka ku dhaqan magaalada Burco oo ay hormuud u yihiin, maamulka gobolka iyo degmada Burco, madax-dhaqameedka, haweenka, dhallinyarada, aqoonyahanka, xildhibaannada iyo siyaasiyiinta ayaa madaxweynaha iyo weftigiisa kaga hortegay deegaannada Karasharka iyo Qoyta oo dhinaca waqooyi galbeed ka xigta.



Puntlsandes.com

About The Author