Akhriso Liiska Xildhibaanada cusub ee Hirshabelle oo caawa lagu dhawaaqay

27 Okt 2020 (Puntlandes) Waxaa goor dhow magaalada Jowhar ee caasimadda Hirshabeelle guddiga farsamada ee soo xulista baarlamaanka labaad ee Hirshabelle uga dhawaaqeen liiska xildhibaanada baarlamaanka labaad ee Hirshabelle.

Xubnaha xildhibaanada ee lagu dhowaaqay ayaa tiradoodu gaareysaa 90 xildhibaan, waxaana xildhibaanada ay isugu jiraan kuwii hore iyo kuwo cusub. Guddiga farsamada ayaa waxay xildhibaanada cusub fareen inay xaruntooda kusoo xaadiraan berri subax marka ay saaacaddu tahay 8da.

Hoos ka akhriso liiska



Puntlandes.com

About The Author