Madaxweynaha KG oo guddoomiye cusub u magacaabay gobolka Sh/hoose

16 Nov 2020 (Puntlandes) Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan ayaa xilkii ka qaaday guddoomiyihii Gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahim Aadan Cali Najax, isagoo guddoomiye cusub u magacaabay Gobolka Shabeellaha Hoose siyaasi hore dhowr jeer guddoomiye uga soo noqday gobolkaas.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed laftagareen ayaa Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose waxaa loogu Magacaabay Cabduqaadir Maxamed Nuur Siidii.

Puntlandes.com

About The Author