Musharaxiintii Muqdisho ku jirayey oo ka dalbaday Puntland iyo Jubaland inay bedelaan xubnihii Guddiga doorashada

22 Nov 2020 (Puntlandes) Musharaxiinta madaxwaynaha Soomaaliya ee muqdisho shirku uga socdo ayaa dowlada Federaalka ah iyo 5ta dowlad goboleed ka dalbaday in ay bedelaan xubanaha Gudiga doorshooyinka ee ka tirsan shaqqalaha rayidka ah iyo Hay’adda Nabad sugida iyo shaqsiyaadka Caanka ku ah taageerada Madaxwayne Farmaajo oo ah musharax markale u taagan in la doorto.


Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland ayeey ugu baaqeen inay dib u eegis ku sameeyaan, isla markaana ay bedelaan xubnaha shaqaalaha rayidka ee ku jira labada Guddi.

Puntlandes.com

About The Author