Akhrio Golaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha oo hanjabaadii Guddoomiyaha ku tilmaamay farriina ka timid Madaxweyne Farmaajo oo colaad hurin ah

27 Nov 2020 (Puntlandes) Golaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha ayaa si kulul u cambaareeyay hadalkii ka soo yeeray Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, iyagoo ku tilmaamay inuu ahaa mid colaad hurin ah, ayna dhab u qaadanayaan hanjabaada Guddoomiyaha ay tahay farriin ka timid Madaxweyne Farmaajo, toosna ugu socota xubnaha Musharaxiinta.

Sidoo kale Goluhu ayaa sheegay inay u cadaatay in hoggaanka dowladda uu adeegsanayo tabihii Al-Shabaab ee xalaaleysiga dhiigga shacabka, iyadoo diin la adeegsanayo.

Puntlandes.com

About The Author