Sawirro: Madaxweyne Deni oo qaabilay Wafdi ka socda Qaramada Midoobey, Midowga Europe , Midowga Africa iyo IGAD

29 Nov 2020 (Puntlandes) Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa qasriga Madaxtooyada ee Garowe ku qaabilay wafdi ballaaran oo ka socda Qaramada Midoobey, Midowga Europe, Midowga Africa iyo IGAD.

Wafdi ayaa waxay madaxweynaha kala hadlayaan xaaladda guud ee dalka Soomaaliya gaar ahaan doorashada guddiyadii qaban lahaa lagu muransan yahay, kadib markii Villa Somalia qaarna gacmogacmayn ku samaysay qaarna soo magacawday guddiyadda Heer Federaal iyo Galmudug, Hirshabeelle, KGS, gobolka Banaadir iyo Somaliland ayna kasoo buuxisay shaqaalaheeda iyo Askar ka tirsan NISA.


Puntlandes.com

About The Author