Akhriso maamulka gobolka Banaadir oo digniin soo saaray iyadoo beri au shir u balansan yihiin midowga musharixiinta

28 Nov 2020 (Puntlandes)  Waxaa qoraal digniin ah caawa soo saarey maamulka gobolka Banaadir, iyadoo beri hoteelka Jasiira ee magaalada Muqdisho ay shir ku balansan yihiin Midowga Musharrixiinta Madaxweynaha Soomaaliya.

Musharixiinta madaxweynaha ayaa beri ka doodi doona xaalada siyaasadeed ee dalka Soomaaliya madaxa la galey iyo hadalkii uu sheegey Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Cumat Filish, iyo banaanbixii ay dawladdu soo abaashay ee ka dhacay gobolka Gerdo.

Puntlandes.com

About The Author