Sawirro-muuqaal: Madaxweyne Deni oo Garowe ku sagootiyey Ra’iisul Wasaaraha DFS Rooble

14 Dec 2020 (Puntlandes) Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Gen. Mohamed Abshir Airport ee Garoowe ku sagootiyey Ra’iisul Wasaaraha DFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble.

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa Garowe u yimid inuu ka dhaadjhiciyo madaxweynaha dawladda Puntland inuu magacaabo guddiga doorasho ee Puntland taas oo uu ku gacansayray inta la aan la xalin arimaha gobolka Gedo, guddiga doorashada Somaliland iyo in la kala diro guddiyo la magacaabay oo ka kooban NISA.



Puntlandes.com

About The Author