Madaxweynihii hore ee Puntland oo Garowe Ku Wajahan Garowe Maanta

???????????????????????????????

Madaxweynihii hore ee Puntland General Cade Muuse Xirsi, ayaa goordhweyd soo gaaray Magaalada Hargeysa kuna wajahan Caasimada Puntland Garowe. Socdaalka Madaxweyne Cade ayaa laga raja qabaa inuu wax ka badalo Xaalada Puntland oo hada u muuqata mid sii xumaaneysa. Wararka Puntlandes ay ka geketsi Magaalada Garowe ayaa sheegaya in halkaasi ay ka Socoto qaban-qaabo Xoogan oo lagu soo dhoweynayo Madaxweyne Cade. Imaanshaha Madaxweynihii hore ee Puntland ayaa la filayaa inuu kor u qaado Rajada Puntlandnta Cusub ee lagu bad-baadinayo Xukuumada Xaflad Joog ee Ku Mashquulsan Boobka Hantida Shacabka iyo Daabacaada Lacagaha Faalasada.

Puntlandes.com

About The Author