Inj Xasan Axmed dafedow iyo xaskiisa Samia Cabdullahi Cali oo ka tacsiyeynaya geerida Ambasador Yusuf Ismaaciil Bari Bari

Tacsi
Inaa Lilaalhi Wa-inaa Ilayhi Raajicuun

739

Inj Xasan Axmed Dafedow iyo xaskiisa Samia Cabdullahi Cali waxay tacsi u dirayaan qoyskii iyo qarabadi uu ka geeriyooday Yusuf Ismacil Bari Bari oo ahaa Ambaassadoorkii u qaabilsanaa Xuquuqul insaanka Soomaliya. Waxay kaloo tacsi taa la mid ah u dirayaan guud ahaan ummadda Soomaaliyeed iyo gaar ahaan saaxiibadii marxuunka meel kastoo ay joogaan.

Waxayna Allah uga baryayaan in uu jano Fardowso ka Waraabiyo  Marxuumka.

About The Author