Akhriso Puntland iyo Jubaland oo shaaciyey xubnaha guddiga doorashada federaalka (SIEIT)

28 Jan 2021 (Puntlandes) Dowlada Goboleedyada Puntland iyo Jubaland ayaa xalay shaaciyey xubanaha guddiyada doorashada federaalka ee maamuladooda, kuwaas oo u xayirnaa qabsoomida shir ay yeeshaan madaxda dowlada federaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah.

Labada maamul ayuu mid kasta soo magacaabay 8 xubnood oo guddiga heer dowlad goboleed ah, hoos ka akhriso liiskooda.

Guddiga Puntland

1 Cabdikariim Muuse Maxamuud
2 Muuse Cabdulqaadir Ducaale
3 Axmed Cabdi Maxamuud
4 Caynaanshe Yuusuf Xuseen
5 Caydaruus Axmed Faarax
6 Cabdirisaaq Cabdulle Faarax
7 Farxiya Xuseen Maxamuud
8 Canab Xaaji Saleebaan Warsam

Guddiga Jubaland

1- Siyaas Maxamed Mursal
2- Axmed Maxamuud Cumar
3- Axmed Cabdi Nuur
4- Zamzam Faarax Abuukar
5- Maxamed Cusmaan Gaab
6- Ibraahim Aadan Ibraahim
7- Axmed Yuusuf Maxamed
8- Abuukar Nuur Cabdi

Puntlandes.com

About The Author