Daawo Garyaqaan sakariye & CC Warsame “waa dastuur jabin 13ka kursi ee madaxweynuhu saxiixay”

Garyaqaan Sakariye oo ku takhakhusay sharciga oo BBC waraysatay ayaa wuxuu ku tilmaamay 13kii kursi ee Farmaajo shalay sheegay inuu siiyey gobolka Banaadir inay tahay dastuur jabin.

Sidoo kale Musharax maxadweyne Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa ku tilmaamay wax aan sharci ahayn 13kii kursi ee madaxweyne Farmaajo shalay siiyey gobolka Banaadir.

Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa yir ma u ka hadlayey “Madaxweynuhu dastuurka kama wayna oo wuxuu doobo iskama samayn karo”

Cabdiraxmaan Cabdishakuur “Kuraasta 13ka Aqalka Sare ee Banaadir yaa soo xulaya?, sidee loo qabanayaa?, Banaadir waxay u baahantahay maqaam ka hor metelaad”

Puntlandes.com

About The Author