Daawo muuqaal Gaalkacyo: Qaybti 3 aad ee sheekadii Dilaa Sahal

23 May 2021 (Puntlandes) Daawo muuqaal Gaalkacyo: Qaybti 3 aad ee sheekadii Dilaa Sahal, kaas oo gacantiisa ku dilay dad badan oo ka mid ah labeenta reer Gaalkacyo.

Dilaa Sahal oo ka mid ah Alshabaab ayaa afkiisa ku qiranaya inuu isticmaalo Ciyaar, Khamro. xashiish iyo badeeco.

Puntlandes.com

About The Author