TACSI KU SOCOTA EHELADII AY KA GEERYOOTAY AUN HOOYO AAMINA ABIB

739

INNAA LLILAAHI WA INAA ILEYHU RAAJUCUUN

Anagoo kala ah Dr Yassin Cali Cuuke, Dr Maxamed Xuseen  Biixi, Dr Mahdi Yuusuf Dhuux iyo Maxamed Saliid Waxaanu ka Tacsiyeynaynaa geerida naxdinta leh ee ku timid gaar ahaan eheheladii ay ka geeryootay Allaha u naxariistee Hooyo Aamina Abib khaasatan Madaxweynahayagii hore ee Puntland Dr. Cabdiraxmaan Sh. Maxamed Faroole iyo caruurtiisa, guud ahaana waxaan u tacsiyeynaynaa ummadda reer Puntland iyo dhamaan eheladeeda meel kasta oo ay Soomaaliya ka joogaan.

Allah waxaan uga baryeynaa in uu u dembidhaafo kitaabkeedana gacanta midigta ah uu ka siiyo, Qabrigana u waasiciyo una nuuriyo, Janadii fardowsana hoy uga yeelo Aamiin, Aamiin, Aamiin, ALLAHAYOOW.

 

About The Author