Raysul Wasaare Shamarke oo bari kusoo wajahan Garowe

Raysul Wasaaraha DFS  Cumar Cabdirashid Cali Sharmake ayaa maalinta bari booqosho ku imaandoona magaalada Garowe ee Caasumada Puntland.

Qabanqaabo xoog leh oo lagu soo dhawaynayo Raysul Wasaaraha DFS ayaan ka soco magaalada Garowe iyadoo dawlada Puntland sheegtay maantay in ay u diyaargarowday soo dhawaynta Raysul Wasaaraha.

Safarka Raysul Wasaaraha ayaa kusoo aadaya xili uu jiro dhinaca DFS mad madow farabadan oo u muuqda dadweynuhu reer Puntland iyagoo  iswaydiinaya sababta loo baabi’iyey heshiisyadii ay wada gaareen DFS , Puntland iyo Dastuurkii lagu heshiiyey?

Puntlandes.com

About The Author