Akhriso Guddoomiyaha Aqalka Sare oo digniin ka soo saaray ku dhaqanka shuruuc iyo dhismaha hey’addo sharci darrro ah oo aan soo marin Aqalka Sare

22 June 2021 (Puntlandes) Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi ayaa digniin culus ka soo saaray ku dhaqanka shuruuc iyo dhismaha hey’addo sharci darrro ah oo aan soo marin ama uusan ansixin Aqalka Sare.

Gudoomiye Cabdi Xaashi qoraal uu soo saaray ku sheegay inay gaarayaan illaa lix sharci iyo hey’addo la ansixiyay intii ay jirtay Xukuumadda Xil gaarsiinta, hoos ka akhriso qoraalka.


Puntlandes.com

About The Author