Wararka maanta Sawiro badan: Oo ku saabsan soo dhawayntii Raysal-wasaare Sharmarke ee Garowe puntlandes 10 April, 2015 Raysal-wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake iyo wefti balaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 10-4-2015 si weyn loogu soo dhaweeyey magaalo Madaxda Dawladda Puntland ee Garoowe. Daawo sawiro ku saabsan soo dhawayntii Raysal-wasaaraha About The Author puntlandes See author's posts Continue Reading Previous Sawiro: RW Cumar Cabdirahiid oo Garowe lagu soo dhaweeyayNext Daawo Video: Ugaaskii Beesha Sade oo Garoonka Muqdisho Shir Saxaafadeed Ku qabtay sheegayna in uu burburay Shirkii maamulsamaynta Jubaland More Stories Wararka maanta Faahfaahin ku saabsan siyaasiinta & hoggaamiyeyaasha bulshada ee casuumadda Gogosha 15ka Juune ee Madaxweyne Xasan Sheekh puntlandes 4 June, 2025 Wararka maanta Sawiiro: Wafdi ka kooban Xildhibaano & Golaha Wasiiradda oo Kormeeray Degmadda jariiban puntlandes 4 June, 2025 Wararka maanta Muuqaal: Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo difaacay Imaaraadka Carabta kana hadlay dagaalka Argagixisada Daacish & hagardaamada DFS puntlandes 3 June, 2025