Akhriso Baarlamaanka Jubaland oo magacaabay xubnaha guddiga Baarlamaanka ee qabashada doorashada Aqalka Sare ee Jubaland

Filed under: Wararka maanta |

17 July 2021 (Puntlandes) Guddoonka Golaha wakiilada Dowladda Jubaland ayaa wuxuu soo magacaabay xubnaha guddiga Baarlamaanka ee qabashada doorashada Aqalka Sare ee Jubaland.

Baarlamaanka Jubaland ayaa noqonaya Baarlamaankii u horeeyey dawlad goboleed oo magacaaba guddiga Baarlamaanka ee qabashada doorashada Aqalka Sare.


Puntlandes.com